Kyiv —
Diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee Drones-ka loo yaqaan ayaa duqeeyey buundada kaliya ee isku xirta Ruushka iyo jasiirada Crimea Isniintii.
Weerarkaas oo ahaa mid sababay dhimasho, laguna qaaday waddo muhiim ah oo sahayda marta ayaa waxa sheegtey laamaha ammaanka ee Ukraine.
Warbixintan oo ay qortey AFP waxa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Diyaarado duqeeyey buundada isku xirta Crimea iyo Ruushka