Dilalka oo kusii kordhaya Garissa iyo 4 qof oo la dilay 24 saac gudahood

Garissa

24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Garissa iyo nawaaxigeeda lagu dily 4 qof, ayada oo qofkii ugu dambeeyay maanta gallinkii danbe lagu dilay duleedka Garissa.

Arrintan ayaa waxaa ay ka dhigeysaa in 11 qof Garissa lagu dilay seddexdii maalmood ee la soo dhafay, xili weerar loo gaystay xilidhibanka degmada Faafi oo ka qeybgalayey kulamo ammaanka ku saabsan oo Garissa ka socda.

Wariyaheena Gaarisa Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilalka oo kusii kordhaya Garissa iyo 4 qof oo la dilay 24 saac gudahood

Your browser doesn’t support HTML5

Dilalka oo kusii kordhaya Garissa iyo 4 qof oo la dilay 24 saac gudahood