Digniin laga bixiyey xiisad ka dhex oogan Kenya iyo Sudan

Dadka wax fallanqeeya ayaa sheegaya in khilaafka u dhaxeeya Sudan iyo Kenya uu dhaawacayo dadaallada gobolka ee lagu doonayo in lagu dhameeyo dagaalka Sudan.

Toddobaadkan Janaraal Sudani ah ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Kenya William Ruto inuu u xaglinayo ciidamada qalabka sida ee dagaalka kula jira ciidamada Sudan, kadib markii Ruto uu soo jeediyay in ciidamo nabad ilaalin ah oo ka socda Bariga Afrika la geeyo Suudaan.

Warbixintan waxaa qorey Michael Atit oo VOA ka tirsan. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Digniin laga bixiyey xiisad ka dhex oogan Kenya iyo Sudan