Nairobi —
Dalka Kenya waxaa ka soconaya mudaaharaadyo goos-goos ah oo ay samaynayaan taageerayaasha xisbiga mucaaradka. Dawladda Kenya ayaa sheegtay in mudaaharaadyadan aysan haysanin oggolaansho.
Dhinaca kale, waxaa maanta xiran goobaha ganacsi ee magaalada Nairobi, iyadoo ay saameeyeen mudaaharaadyada ka socda dalka.
Weriyayaasha VOA Maryan Maxamuud Barre iyo Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixinada kasoo diray Nairobi.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta dibad-baxyada
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta ganacsiyada xiran