Dibad-baxyo ka dhan ah Sweden oo ka dhacay dalalka Islaamka qaarkood

Dalalka ay Muslimiinta ku badan yihiin ayaa Jimcihii muujiyey sida ay uga xun yihiin xurmo-darradii lagu sameeyey nuqul ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariim ah, dalka Sweden.

Qaarkood ayaa isu diyaariyey inay waddooyinka waa weyn dadku ku mudaaharaadaan si ay u muujiyaan caradooda.

Warbixin ay arrinkaasi ka qortay wakaaladda wararka AP, waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dibad-baxyo ka dhan ah Sweden oo ka dhacay dalalka Islaamka qaarkood