Dhaqanka iyo Hiddaha # 105

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan dagaal degaanada ku dhow dhow taleex ku dhex maray Darwiish iyo col reer bari ah oo lagu gubay 45 darwiish.