Dhaqanka iyo HIddaha # 118

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkanina waxa uu ka hadlayaa taariikhda fardaha iyo qiimaha ay ka lahaayeen dhaqanka Soomaaliyeed.


Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.