Dhaqanka iyo Hiddaha # 98

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxan ku soo qaadanaynaa Suugaanta Fanka Masraxa oo xiligaas qoraagu sheegay aan ka hor ka jirin Somalia.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.