Dhaqanka iyo Hiddaha: Dagaaladii Miyiga ee Daaqa iyo Biyaha (Q-104aad)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan sida dhaqanka Somalidii hore ay ugu badnaayeen dagaaladii miyiga ee intooda badan ku saleeysnaa daaqa iyo biyaha.