Minneapolis —
VOA Somali ayaa dhowaan kulan dadweyne ku qabatey gobolka Minnesota. Kulankan dadweyne ayaa waxa uu ku saabsan yahay doorashada madaxtinimada Mareykanka ee soo socota iyo aragtida dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool gobolka.
Kulankan dadweyne ayaa waxaa daadahinaya weriyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso kulan dadweyne oo VOA ay ku qabatay Minnesota