Daraasad: Macallimiinta iskuullada Ontario oo la kulma rabshado

Toronto

Madaxda macallimiinta iskuullada gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin daraasad cusub oo sheegeysa in inta badan shaqaalahooda ay rabshado kala kulmeen iskuullada.

Ontario waxaa deggen Soomaalida ugu badan ee Canada, waxeyna ka mid yihiin macalliniinta iyo ardayda iskuullada waxbarasho ee gobolkaas.

Wariyeheenna Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Daraasad: Macallimiinta iskuullada Ontario oo la kulma rabshado