Afrika Daraasad laga sameeyey halista qabyaaladda Soomaalida Sebtembar 19, 2024 Nairobi Arag Fikradaha Nairobi — Daraasad iyo qoraallo uu sameeyay cilmi-baare ka faallooda arrimaha Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe oo yiraahdo Cabdirisaaq Sheekh Cali Siyaad ayaa wuxuu uga hadlay halista qabyaaladda Soomaalida iyo heerarka kala duwan ee ay soo martay. Cabdirisaaq ayaa Nairobi ugu warramay wariyaha VOA Yaasiin Ciise Wardheere. Your browser doesn’t support HTML5 Daraasad laga sameeyey halista qabyaaladda Soomaalida