Dalalka deriska la ah Jarmalka oo ka xumaaday tallaabo uu qaaday

Dalka Jarmalka ayaa Isniintii billaabay inuu hirgaliyo baaritaano uu ka samaynayo baraha kantaroolada ee dhamaanba xuduudaha laga soo galo, iyadoo dawladu doonaysa inay joojiso tahriibka sharci-darrada ah ee dalkaasi lagu soo galo.

Henry Ridgwell ayaa ku warramaya inay suurta-gal tahay in dalal badan oo jaar la ah Jarmalku ay dhaliilaan qorshahan oo ay sheegeen inuu wiiqayo ahmiyadii mabda’a xoriyada dhaq-dhaqaaqa Midowga Yurub,

Cabdixakiim Shirwac ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka deriska la ah Jarmalka oo ka xummaaday tallaabo uu qaaday