Dagaalka Israa’iil iyo Xamaas oo 6 bil jirsaday

Dagaalka u dhexeeye Isra’il ayaa socda muddo 200 oo maalmood ah, waxaana aana wali xal loo helin duqeymaha Isra’il ay ku hayso magaalada Qaza.

Waxaa dhowr goor guul darreystay dadaallo la doonayay in lagu soo afjaro dagaalka.

Haddaba maxaa ugu wacan in dagaalku uu intan soo gaaro, yaase joojin kara colaaddan? Su’aashaasi iyo kuwo kale ayay Caasho Ibraahim Aadan weydiisay Maxamed Nuur Qalimow oo ka faallooda arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo caalamka oo ku sugan magaalada London ee dalka Britain.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka Xamaas iyo Israa'iil oo 6 bilood jirsaday