Dagaal dib uga billowday magaalada Khartoum

Dadka ku nool magaalada Khartuum ee caasimadda Sudan ayaa soo tebiyey inuu maanta magaaladaasi kasii socday dagaalka u dhexeeya dhinacyada militariga waddankaasi ee is-haya.

Dagaalkan ayaa imanaya iyadoo maanta la filayey inay bilaabato xabad-joojin toddobaad ah.

Warbixin ay diyaarisay Margaret Besheer waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal dib uga billowday magaalada Khartoum