Dadka Kenya oo ka cabanaya sicir-barar xooggan

Nairobi

Dalka Kenya dadka ayaa ka cabanaya qiimaha maciishadda oo kor u kacay. Ganacsatada ayaa arrintan u sababaynaya sare u kac xooggan oo ku yimid sarifka lacagta dollar-ka oo ay ganacsatadu adeegsadaan.

Qaar ka mid ah dadka reer Kenya oo qiima kororkan ka cabanaya ayaa dibadbaxyo ka dhigaya qeybo ka mid ah dalka Kenya. Soomaalida ayaa kamid ah dadka ay saamaysay arrintan.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka Kenya oo ka cabanaya sicir-barar xooggan