Dadaal looga hortagayo qorshe ay Canada ku masaafurineyso dad Soomaali ah
Ottowa —
Dawladda dalka Canada ayaa dhowaan sheegtay in dad Soomaali ah oo dalkaasi ku sugnaa la mastaafurinayo kadib markii lagu qanci waayay jinsiyadda ay sheegteen ee Soomaalinimo iyo waraaqaha ay dalkaasi lasoo galeen.
Kadib waxay mas'uuliyiinta jaaliyadaha Soomaalida ee Canada ku hawlanaayeen sidii ay xal ugu heli lahaayeen xaaladda dadkaasi joogitaankooda muranka la galiyay.
Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dadaal looga hortagayo qorshe ay Canada ku masaafurineyo dad Soomaali ah