Dad ka tacsiyeynayay geerida Navalny oo lagu xiray Ruushka

In ka badan 400 oo qof ayaa lagu xiray Ruushka iyagoo ka tacsiyeynayay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Alexey Navalny, kaasi oo ku dhintay xabsi ku yaalla Ruushka, sida ay sheegtay koox xuquuqda aadanaha ah.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka Associated Press waxaa soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ka tacsiyeynayay geerida Navalny oo lagu xiray Ruushka