Dab xooggan oo ka kacay suuqa xerada Dhagaxley

Dab xoogan oo gaystay khasaaro maaliyeeed ayaa ka kacay suuqa xerada qaxootiga dhagaxley ee kaamka Dhadhaab, iyadoo guryo iyo goobo gancsi uu dabkaasi cagta mariyey.

Wariyaha VOA ee Dhadhaab Cabdisalaan Salas ayaa warbixntaan halkaasi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dab xooggan oo ka kacay suuqa xerada Dhagaxley