Daadad xooggan oo ku dhuftay Australia, saameeyey Soomaali badan
Melbourne —
Roobab xoogan oo ka da’ay Gobolka Queensland ee dalka Australia ayaa sababay fatahaadda daad soo gaaray xaafadaha magaalada oo ay ka mid yihiin kuwa ay Soomaalidu sida weyn u degenyihiin.