Cudurka daacuunka oo ka dillaacay xeryaha Dhadhaab

Shaqaalaha caafimaadka ee ku suggan xeryaha qaxootiga Kenya ee Dhadhaab ayaa sheegaya in xanuunka daacuun caloolaha oo ka dillaacay xeryahaas uu ka sii darayo.

Hay’adda Dhaqaatiirta aan Xuduudda laheyn ee MSF ayaa sheegtay in daacuunkan oo socda muddo lix bilood ah uu yahay kii ugu xumaa, iyadoo weli qaxooti badan oo cusub oo Soomaaliya ka tagay ay xeryaha ku qulqulayaan.

Wariyaha VOAda ee xeryaha Cabdisalaan Salas ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Cudurka daacuunka oo ka dillaacay xeryaha Dhadhaab