Manchester City oo xasuuqday Munich iyo Inter oo Benfica kasoo badisay

FBL-EUR-C1-MAN CITY-BAYERN

Kooxda Manchester City ayaa xalay 3-0 ku dhifatay kooxda Bayern Munich ee waddanka Germany lugta hore ee semi-final-ka koobka horyaallada Yurub ee Champions League, halka kooxda Talyaaniga ee Inter ay 2-0 uga soo bidisay dhiggeeda Portugal, Benfica.

Wariyaha VOA-da Mahad Cali Xiddir warbixinta ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

warbixin ciyaarihi xalay la ciyaaray idacada subaxnimo .mp3