Ciidamada Sacuudi Carabiya oo lagu eedeeyey dilka boqolaal muhaajiriin ah

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in ciidamada ilaalada xuduudaha ee Sacuudiga ay dileen boqolaal muhaajiriin ah oo u badan Itoobiyaan oo doonaayay inay ka gudbaan xadka u dhaxeeya Sacuudiga iyo Yemen.

Warbixin ay qortay VOA waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Sacuudi Carabiya oo lagu eedeeyey dilka boqolaal muhaajiriin ah