Ciidamada Israel oo kordhiyey weerarada Marinka Gaza

Ciidamada Israel ayaa Talaadadii kordhiyay weerarada Marinka Gaza xili dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas uu galay maalintii laba boqolaad.

Dadka halkaas degan ayaa ku warramay duqayntii ugu cuslayd muddo todobaadyo ah oo ay la socoto amaro cusub oo ah in laga baxo gobollada waqooyi oo saraakiisha Israel ay ku tilmaameen aag dagaal oo halis ah.

Warbixin ay VOA arrintan ka diyaarisay waxa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo kordhiyey weerarada Marinka Gaza