Ciidamada Israel oo ka baxay aagga isbitaalka Shifa ee Gaza

Milatariga Israel ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in ciidamadooda ay isaga baxeen aagga cisbitaalka Shifa ee waqooyiga Gaza ka dib markii ay soo gaba-gabeeyeen hawlgalkii ay halkaas ka wadeen.

Warbixin ay VOA ka qortay wararkii ugu dambeeyay ee Gaza waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo ka baxay aagga isbitaalka Shifa ee Gaza