Ciidamada Israel ayaa sii ballaariyay hawlgallada ay ka wadaan Waqooyiga Gaza, iyadoo kaarayaashoodu ay gaareen dacalka waqooyi ee magaalada.
Ciidamada ayaa duqeeyey qaybo ka mid ah degmooyinka Sheekh Ridwaan, taasi oo ku qasabtay qoysas badan in ay guryahooda ka baxaan, sida ay sheegeen dadka halkaasi degan.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters arintan ka qortay waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada Israel oo ballaariyey howlgallada waqooyiga Gaza