Canada oo gebi ahaanba qaaday xayiraadihii socdaalka

Dalka Canada ayaa gebi ahaanba meesha ka saaray dhammaan xayiraadihii safarrada ee uu sababay COVID-19 labadii sano ee lasoo dhaafay, waana tallaabadii u dambeysay ee lagu qaadayo shuruudihii ku xirnaa safarka.

Laakiin dhanka kale waxaa lagu soo warramayaa in markale kiisaska COVID-19 ee dalkaasi uu kordhayo.

Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintaan Toronto kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo gebi ahaanba qaaday xayiraadaha socdaalka