Canada oo yareyneysa ardayda ajnabiga ah ee yimaada dalka

Dowladda Canada ayaa wadda qorshe ay ku xakameyneyso ardayda waxbarashada u doonta dalkeeda.

Ku dhawaad hal milyan oo arday ayaa lagu soo warramayaa inay sanad walba dalkaas ku tagaan qaab waxbarasho, taasi oo dadka qaar ay u arkaan inay qeyb ka noqdeen dhibaatooyin ay kamid yihiin guryaha sii qaaliyoobaya.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaj ayaa warbixintan Canada ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo yareyneysa ardayda ajnabiga ah ee yimaada dalka