Canada oo magacowda Ergayga Gaarka ah ee La-dagaallanka Islaam naceybka

Amira Elghawaby

Dawlada Canada ayaa magacawday Ergey Gaar ah oo u qaabbilsanaan doona la-dagaalanka Islaaam nacaybka, iyada oo tallaabadan ay noqoneyso tii ugu horreysay ee nooceeda ah, iyadoo ay soo dhaweeyeen Muslimiinta dalkaasi ku dhaqan oo ay Soomaalidu ka mid tahay.

Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada Toronto nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo magacowga Ergauga Gaarka ah ee la dagaallanka Islaam Naceybka.mp3