Canada oo ku celisay inay dibadda ka keensaneyso xirfadleyaal

Dowladda Canada ayaa sheegtay inay dalkeeda keeni doonto xirfadlayaal buuxiya shaqooyinka bannaan.

Balse dhanka kale waxaa lagu soo warramayaa in dad badan oo dalkaasi lagu geeyay qaab qaxootinnimo ay caqabad kala kulmaan helista shaqooyin wanaagsan.

Weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan innoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo dibadda ka keensaneysa shaqaale xirfadleyaal ah.m4a