Canada oo fududeysay shuruudihii safarka ee la xiriiray COVID-19

Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in dadka usoo safraya dalkeeda ee sida buuxda u tallaalan aanan laga rabin caddeynta ah inaysan qabin COVID-19, gaar ahaan nuuca loo yaqaanno PCR, taasoo dad badan ay muddo ka cabanayeen.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo fududeysay shuruudihii safarka ee la xiriiray COVID-19