Canada oo dib u dejin u sameyneysa dadka magan galyo doonka ah

Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday malaayiin doollar oo dib u dejin loogu sameynayo dadka magangalyo doonka ah, xilli ay sii kordheyso tirada dadka muhaajiriinta ah oo Soomaalida ay kujiraan kuwaasi oo iska dhiibaya dalkaasi Canada.

Faahfaahinta warkan waxaa Canada kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo dib u dejin u sameyneysa dadka magan galyo doonka ah