Canada oo billowday nidaam cusub oo lagu heli karo visa-ha

Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday nidaam cusub oo dadka sugaya dib u dejinta dalkaasi ay ku heli karaan fiiso booqasho oo ku-meel gaar ah, taasoo u suurta-galineysa inay la midoobaan qoysaskooda, kahor inta uusan u idlaan dib u dejintooda Canada.

Warbiixntan waxaa diyaariyey wariyaha VOA ee Toronto Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo billowday nidaam cusub oo lagu heli karo visa-ha