Canada: Dadaallo sharci loogu raadinayo dhallinyaro Soomaali ah

Qaar kamid ah ururrada magaalada Toronto ee dalka Canada, oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan, ayaa wada dadaallo sharci loogu raadinayo dhallinyaro Soomaali ah oo magangelyo doon ah, kuwaasoo siyaabo kala duwan ku galay dalkaasi.

Warbixintan waxaa soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada: Dadaallo sharci loogu raadinayo dhallinyaro Soomaali ah