Booliska Toronto oo xiray tuugo baabuurta ka dhici jirtay xaafadaha Soomaalida

Tobannaan qof oo loo heysto kiisas xatooyo gawaarida gaarka loo yeelayay ayaa lagu xiray magaalada Toronto ee dalka Canada, iyada oo boolisku aaneyn shaacin dadka la xiray halka ay asal ahaan kasoo jeedaan.

Muddooyinka dambe waxaa kordhayay gawaarida laga xadayo magaalada Toronto. Soomaalida deggan magaaladaas ayaana kamid ah kuwa laga xaday gawaarida.

Wariyaheena Hussein Nur Xaaji ayaa warbixintan Toronto nooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Toronoto oo xiray tuuga dhacda baabuurta.mp3