Cabsi ka taagan dalka Kenya xilli ay jirto xasarad siyaasadeed

Kenya aya la daala-dhacaysa khilaafaad siyaasadeed oo ay weheliyaan mudaaharaadyo ay mucaaradku abaabuleen, dowladduna diidan tahay.

Mucaaradka dalkaas oo ka biyo diidsan doorashadii Kenya sanadkii hore ka dhacday ayaa iyaga oo ka faa'iideysanaya canshuuraadka ay dowladdu ku kordhisay shacabka waxay abaabulayaan banaanbaxyo, waxaana laga cabsi qabaa rabshado mudaaharaadka la qorsheeyey Arbacada darteed.

Warbixinta waxaa inoo soo dirtay Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabsi ka taagan dalka Kenya xilli ay jirto xasarad siyaasadeed