Dowlada Denmark ayaa adkaynaysa xudduudaheeda, si kor loogu qaado ammaanka gudaha dalka, arrinkan ayaa lagaga hortagayo siddey dowladu sheegtay dadka keeni kara khatar amaan kaddib markii dhowr jeer lagu gubay Denmark iyo Sweden nuqulka kitaabka qoraanka ah.
Sweden ayaa go’aan noocan oo kale ah soo saartey dhowaan.
Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5
Cabsi amni oo soo wajahday D