Buuq ka dhashay tirinta codadka doorashada madaxweynaha Kenya

KENYA : William Ruto iyo Raila Odinga

Waxaa wali soconaya tirinta codadka dadweynaha ee doorashadii madaxweynaha Kenya oo toddobaadkii hore ka dhacay waddankaasi, waxaana meelaha qaar laga soo sheegaa jahawareer iyo buuq ka dhex dhasha xarunta ay ka socoto tirirnta codadka ee Bomas magaalada Nairobi.

Warkii ugu dambeeyay waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Buuq ka dhashay tirinta codadka madaxweynaha Kenya.mp3