Ururada bulshada Rayidka ah ee Ethiopia ayaa ku baaqay in si nabadgelyo leh lagu xaliyo colaadda Itoobiyada ee sababtay kumanaan qof inay dhintaan 12-kii bilood ee la soo dhaafay.
Wariyaha VOAda Maya Misikir ayaa warbixintan ka soo dirtay Addis Ababa, waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiinm Maxamud Shirwac.