Jigjiga —
Bulshada ku dhaqan caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga ayaa waxay aad uga walaacsanyihiin xanuun cusub oo xumad darran wata kaas oo bulshada soo ridanaya.
Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bulshada Jigjiga oo ka walaacsan xanuun lagu arkay magaalada