Xoghayaha Arrimaha Dibada Britain David Camerron ayaa sheegay in ay dowladiisu tallaabo ka qaadi doonto arrinka hogaamiyiihii mucaaradka Ruushka ee ku dhintay xabsi dalkaasi ku yaalla.
Britain ayaa ugu baaqday beesha caalamka in iyaduna tallaabo qaado. Warbixintan waxaa London kasoo diray Wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Britain oo sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso geerida Navalny