Britain oo ku dhowaaqday xeerar adag oo ka dhan ah muhaajiriinta
London —
Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa sheegay in dadka ku yimaada Britain nidaamka aan waafaqsanayn shuruucda socdaalka aan loo ogolaan doonin in ay ku sii nagaadaan waddanka.
Dowladda ayaa la filayaa inay shaaciso xeerar cusub oo ku saabsan arrinkan. Warbxin ku saabsan arrintan waxa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Britain oo ku dhowaaqday xeerar adag oo ka dhan ah muhaajiriinta