Booliska Toronto oo sheegay inay weli dhacaan falal naceyb la xiriira

Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in wali falal naceyb la xiriira uu ka dhaco magaalada, kuwaasi oo ay la kulmaan dadka laga tirada badan yahay.

Warbixinta ayaa muujisay inuu jiro hoos u dhac naceybka la xiriira, balse loo baahan yahay in la kordhiyo dadaallada wax looga qabanayo arrinkaas.

Wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji, ayaa warbixintan Toronto nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Toronto oo sheegay inay weli dhacaan falal naceyb la xiriira