Booliska Sweden oo bam ka helay bartamaha magaalada Stocklom

Booliiska magaalada Stockholm yaa sheegay in ay qarxiyeen boorso ay ku jireen waxyaabaha qarxa meel barxad ah oo ku taala magaalada dhexdeeda, waxaana ay booliisku sheegeen in ay baaritaan dheeraad ah ka sameynayaan shilkan.

Warbxin ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Sweden oo helay bam .mp3