Booliska London oo raadinaya nin Muslim ah oo weeraray hooyo iyo labadeeda gabdhood

Ciidamada booliska London ayaa baadi goob ugu jira nin Muslim ah oo hooyo iyo laba gabdhood oo ay dhashay ku weeraray walxo dareere kiimiko ah.

Booliska ayaa sheegay in 20 kun oo giniga Britain ah la siin doono ciddii soo sheegta meesha uu ninkaasi jaan iyo cirib dhigay.

Warbixin waxaa London ka soo direy wariyaha VOA ee qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska London oo raadinaya nin Muslim ah oo weeraray hooyo iyo labadeeda gabdhood