Blinken oo soo geba-gebeeyey booqasho uu ku tegay Afrika

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa soo geba-gebeeyay socdaal uu ku tagay afar waddan oo taageera dimoqraadiyadda oo Afrika ah.

Blinken ayaa la kulmay madaxda Angola si uu u muujiyo sii kordhinta iskaashiga mashruuca kaabayaasha tareenka.

Wariye sare ee ka tirsan VOA-da Cindy Saine ayaa warbixintan soo dirtay, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo soo geba-gebeeyey booqasho uu ku tegay Afrika