Blinken oo dib u  dhigay safarkiisii Shiinaha kadib buufintii basaasnimada ee lagu arkay hawada Mareykanka

US China

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken ayaa dib u dhigay safarkiisa Shiinaha kadib markii la ogaaday buufin amma qalabka duula oo ay leedahay dowladda shiinaha ah oo dul heehaabaya hawada Mareykanka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxa diyaarisay waaxda wararka ee VOA, waxaana soo koobaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo baajiyay safarkiisii Shiinaha.mp3