Biyo la'aan soo food saartay xaafadda ISLII ee Nairobi

Islii

Guddiga iyo dadka ku nool xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Islii ee magaalada Nairobi, ayaa ka walaacsan biyo la’aan soo food saartay Islii kadib markii ay gureen badi ceelasha xaafadda.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxmuud Xareed ayaa arrintaasi ka wareystay Maxamed Ismaaciil Shiine, oo ka mid ah mas’uulyiinta arrimaha bulshada ee Xaafadda Islii.

Your browser doesn’t support HTML5

Biyo la'aan soo food saartay xaafadda ISLII ee Nairobi