Biyo la'aanta daran oo ka jirta xeryaha qaxootiga Dhadhaab

Iyada oo toddobaad kasta ay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ay soo gaaraan qaxooti fara badan oo kasoo cararaya abaaraha, kadib markii ay ku xoolo beeleen, ayaa haatan waxay qaxootigaasi cabasho xooggan ka muujinayaan dhinaca helitaanka biyaha.

Weriyaha VOA Cabdisalaan Salas ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan biyo la'aanta ka jirta Dhadhaabb.mp3