Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta soo geba-gebeynaya booqasho uu ku joogay dalka Ireland, isagoo tagaya Balina oo ah halka ay kasoo jeedaan awoowaayaashiis.
Warbixin ay VOA-du ka qortay arrintan waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Biden oo soo geba-gebeynaya booqashada Ireland